Online Bible

- Reklamy -




Matayos 23:34 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

34 Sidaa darteed waxaan idiin soo diri doonaa nebiyo iyo niman xigmad leh iyo macalimiin sharciga Muuse. Laakiin qaarkood waad dili doontaan iskutallaabta ayaadna ku qodbi doontaan, qaar kalana waxaad ku garaaci doontaan sunagogyadiina waxaadna ku silcin doontaan magaalo illaa ka magaalo.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

34 Sidaa darteed, waxaan idiin soo dirayaa nebiyo iyo kuwa xigmadda leh iyo culimo. Qaarkood waad dili doontaan oo iskutallaabta ku qodbi doontaan, qaarkoodna sunagogyadiinna ayaad ku karbaashi doontaan, oo magaalo ilaa magaalo ayaad ku silcin doontaan,

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

34 Sidaa darteed, waxaan idiin soo dirayaa nebiyo iyo kuwa xigmadda leh iyo culimmo. Qaarkood waad dili doontaan oo iskutallaabta ku qodbi doontaan, qaarkoodna sunagogyadiinna ayaad ku karbaashi doontaan, oo magaalo ilaa magaalo ayaad ku silcin doontaan,

Viz kapitola kopírovat




Matayos 23:34

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy