Matayos 23:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub3 Haddaba adeeca wax walboo ey idin baraan, laakiin ha sameynina waxey sameeyaan, waayo ma ku dhaqmaan waxey ku wacdiyaan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH3 Haddaba wax walba oo ay idiin sheegaan inaad dhawrtaan, dhawra oo yeela, laakiin siday sameeyaan ha samaynina, waayo, wax bay yidhaahdaan, mana sameeyaan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah3 Haddaba wax walba oo ay idiin sheegaan inaad dhawrtaan, dhawra oo yeela, laakiin siday sameeyaan ha samaynina, waayo, wax bay yidhaahdaan, mana sameeyaan. Viz kapitola |