Online Bible

- Reklamy -




Matayos 23:27 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

27 “Hoog ayaa idin sugaya, macalimiinta sharciga Muuse iyo Farrisiintow, labawejiilayaal yahow! Waxaa tihiin sida xabaalo la cadeeyay, kaasoo korka ka qurxoon laakiin gudaha waxaa ka buuxa lafo dad dhintay iyo wasakh.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

27 Waa idiin hoog, culimo iyo Farrisiin yahay, labawejiilayaasha ahu, waayo, waxaad u eg tihiin xabaalo la caddeeyey, kuwa dushoodu u eg tahay wax qurxoon, laakiin hoosta waxaa ka buuxa lafo dad dhintay iyo wasakh oo dhan.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

27 Waa idiin hoog, culimmo iyo Farrisiin yahay, labawejiilayaasha ahu, waayo, waxaad u eg tihiin xabaalo la caddeeyey, kuwa dushoodu u eg tahay wax qurxoon, laakiin hoosta waxaa ka buuxa lafo dad dhintay iyo wasakh oo dhan.

Viz kapitola kopírovat




Matayos 23:27

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy