Matayos 23:25 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub25 “Hoog ha idiin sugnaado, macalimiinta sharciga Muuse iyo Farrisiintow, labawejiilayaal yahow! Banaanka ayaad koobka iyo baaquliga ka nadiifisaan, laakiin gudaha waxaa ka buuxa hunguri weyni iyo dulmi. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH25 Waa idiin hoog, culimo iyo Farrisiin yahay, labawejiilayaasha ahu, waayo, koobka iyo saxanka dushaad ka nadiifisaan, laakiin gudaha waxaa ka buuxa dulun iyo damacbadnaan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah25 Waa idiin hoog, culimmo iyo Farrisiin yahay, labawejiilayaasha ahu, waayo, koobka iyo saxanka dushaad ka nadiifisaan, laakiin gudaha waxaa ka buuxa dulun iyo damacbadnaan. Viz kapitola |