Matayos 23:23 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub23 “Hoog ayaa idin sugaya, macalimiinta sharciga Muuse iyo Farrisiintow, labawejiilayaal yahow! Toban meelood meel ayaad Illaahey ka siisaan dhirta beertiina kasoo baxda oo kala ah reexaan, kabsar iyo hayl. Laakiin waxaad ka tagteen waxyaalo ka muhiimsan oo sharciga ku qoran sida cadaalad, naxariis iyo aaminnimo. Waxey ahayd inaad waxyaalahaas sameysaan idinka oo aan kuwa kale ka tagin. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH23 Waa idiin hoog, culimo iyo Farrisiin yahay, labawejiilayaasha ahu, waayo, reexaanta iyo kabsarta iyo kamuunta toban meelood ayaad meel ka bixisaan, oo waxaad dhaafteen wixii sharciga ugu cuslaa, waxaa weeye xukunka iyo naxariista iyo iimaanka. Waxaad lahaydeen inaad waxan samaysaan oo aydnaan kuwa kale dhaafin. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah23 Waa idiin hoog, culimmo iyo Farrisiin yahay, labawejiilayaasha ahu, waayo, reexaanta iyo kabsarta iyo kamuunta toban meelood ayaad meel ka bixisaan, oo waxaad dhaafteen wixii sharciga ugu cuslaa, waxaa weeye xukunka iyo naxariista iyo iimaanka. Waxaad lahaydeen inaad waxan samaysaan oo aydnaan kuwa kale dhaafin. Viz kapitola |