Online Bible

- Reklamy -

Matayos 23:16 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

16 “Hoog ha idiin sugnaado, hogaamiyayaal yahow indhoolayaasha ah! Waxaad tiraahdaan, ‘Micno weyn ma laha haddii uu qof ku dhaarto macbadka, laakiin qofkii ku dhaarta dahabka macbadka waa inuu dhaartiisa oofiyo.’

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

16 Waa idiin hoog, hoggaamiyayaal yahow indhaha la'u oo leh, Ku alla kii macbudka ku dhaarta, waxba ma aha, laakiin ku alla kii dahabkii macbudka ku dhaarta, wuxuu ku dhaartay waa lagu leeyahay.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Matayos 23:16

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy