Online Bible

- Reklamy -




Matayos 23:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

15 “Hoog ha idiin sugnaado, macalimiinta sharciga Muuse iyo Farrisiintow, labawejiilayaal yahow! Waxaad u safartaan dhul iyo badba si aad hal naf u badashaan. Markaad badbaadisaanna, waxaad ka dhigtaan qof u qalma naarta labalaab intaad idinku u qalantaan.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

15 Waa idiin hoog, culimo iyo Farrisiin yahay, labawejiilayaasha ahu, waayo, badda iyo dhulka waxaad u wareegtaan inaad mid soo hadaysaan, oo kolkuu sidaas noqdo, waxaad ka dhigtaan wiilka jahannamada laba kol in idinka badan idinka.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

15 Waa idiin hoog, culimmo iyo Farrisiin yahay, labawejiilayaasha ahu, waayo, badda iyo dhulka waxaad u wareegtaan inaad mid soo hadaysaan, oo kolkuu sidaas noqdo, waxaad ka dhigtaan wiilka jahannamada laba kol in idinka badan idinka.

Viz kapitola kopírovat




Matayos 23:15

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy