Matayos 23:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub14 Hoog ha idiin sugnaado, macallimiinta sharciga Muuse iyo Farrisiintow, labawejiilayaal yahow! Waxaad boobtaan guryaha carmalada, kadibna waxaad istustus u tukataan salaado dhaadheer, sidaa darteed waxaad heli doontaan ciqaab daran.] Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH14 Waa idiin hoog, culimo iyo Farrisiin yahay, labawejiilayaasha ahu, waayo, waxaad laasataan guryaha carmallada, oo tukashooyin dhaadheer ayaad istusid u tukataan, sidaa darteed waxaad heli doontaan xisaab aad u daran. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah14 Waa idiin hoog, culimmo iyo Farrisiin yahay, labawejiilayaasha ahu, waayo, waxaad laasataan guryaha carmallada, oo tukashooyin dhaadheer ayaad istusid u tukataan, sidaa darteed waxaad heli doontaan xisaab aad u daran. Viz kapitola |