Matayos 23:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub13 “Hoog ayaa idin sugaya, macalimiinta sharciga Muuse iyo Farrisiintow, labawejiilayaal yahow! Dadka waxaad ka xirtaan albaabka boqortooyada jannada. Idinku ma gashaan, kuwa galayana uma ogolaataan. [ Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH13 Laakiin waa idiin hoog, culimo iyo Farrisiin yahay oo labawejiilayaasha ahu, waayo, boqortooyada jannada ayaad dadka ka xidhaan, maxaa yeelay, idinku ma gashaan, oo kuwa gelayana uma deysaan inay galaan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah13 Laakiin waa idiin hoog, culimmo iyo Farrisiin yahay oo labawejiilayaasha ahu, waayo, boqortooyada jannada ayaad dadka ka xidhaan, maxaa yeelay, idinku ma gashaan, oo kuwa gelayana uma deysaan inay galaan. Viz kapitola |