Matayos 22:42 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub42 “Maxaad ka aaminsan tihiin Masiixa? Waa ina ayo?” Waxey ku jawaabeen, “Waa wiilka Daa’uud.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH42 oo wuxuu ku yidhi, Yuu idinla yahay Masiixu? Waa ina ayo? Kolkaasay ku yidhaahdeen, Waa ina Daa'uud. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah42 oo wuxuu ku yidhi, Yuu idinla yahay Masiixu? Waa ina ayo? Kolkaasay ku yidhaahdeen, Waa ina Daa'uud. Viz kapitola |