Matayos 22:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub4 “Kadib adooma kale oo badan ayuu u diray wuxuuna ku yiri, ‘U sheega kuwii aan martiqaaday inaan diyaariyay casho, dibiyadaydi iyo lo’daydi buurbuurnayd waan diyaariyay, wax walbana waa diyaar. Imaada xafladda arooska.’ Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH4 Haddana addoommo kale ayuu diray oo wuxuu ku yidhi, Kuwii loo yeedhay waxaad ku tidhaahdaan, Bal eega, cuntadaydii waan diyaargareeyey, dibiyadaydii iyo neefafkaygii buurbuurnaana waa la qalay, wax walubana waa diyar, ee arooska kaalaya. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah4 Haddana addoommo kale ayuu diray oo wuxuu ku yidhi, Kuwii loo yeedhay waxaad ku tidhaahdaan, Bal eega, cuntadaydii waan diyaargareeyey, dibiyadaydii iyo neefafkaygii buurbuurnaana waa la qalay, wax walubana waa diyar, ee arooska kaalaya. Viz kapitola |