Matayos 22:30 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub30 Waqtiga sarakicidda dadku ma guursan doonaan lamana guursan doono, waxeyna noqon doonaan sida malaa’igta jannada ku jirta. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH30 Waayo, wakhtiga sarakicidda kuwii dhintay dabadeed, layskuma guursado, guurna layskuma siiyo, laakiin waxay yihiin sida malaa'igaha Ilaah oo jannada ku jira. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah30 Waayo, wakhtiga sarakicidda kuwii dhintay dabadeed, layskuma guursado, guurna layskuma siiyo, laakiin waxay yihiin sida malaa'igaha Ilaah oo jannada ku jira. Viz kapitola |