Matayos 22:25 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub25 Haddaba waxaa jiray toddobo nin oo walaala ah oo halkan ku noolaa. Kii ugu weynaa ayaa guursaday laakiin wuxuu dhintay isaga oo aan caruur lahayn. Sidaa darteed xaaskiisii waxaa dumaalay walaalkiis. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH25 Waxaa nala jiray toddoba walaalo ah. Kii ugu horreeyey ayaa guursaday, wuuna dhintay, dhalna ma lahayn, wuxuuna naagtiisii uga tegey walaalkiis. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah25 Waxaa nala jiray toddoba walaalo ah. Kii ugu horreeyey ayaa guursaday, wuuna dhintay, dhalna ma lahayn, wuxuuna naagtiisii uga tegey walaalkiis. Viz kapitola |