Matayos 22:24 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub24 “Macalin, Muuse wuxuu nagu yiri hadduu nin dhinto isaga oo aan caruur lahayn, waxaa walaalkiis ku waajib ah inuu carmalada walaalkiis dumaalaa uuna ka dhalaa caruur walaalkiis dhaxasha. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH24 oo ku yidhaahdeen, Macallimow, Muuse wuxuu yidhi, Haddii nin dhinto isagoo aan carruur lahayn, walaalkiis waa inuu naagtiisa dumaalo oo uu carruur walaalkiis u dhalo. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah24 oo ku yidhaahdeen, Macallimow, Muuse wuxuu yidhi, Haddii nin dhinto isagoo aan carruur lahayn, walaalkiis waa inuu naagtiisa dumaalo oo uu carruur walaalkiis u dhalo. Viz kapitola |