Matayos 22:21 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub21 Waxey ku jawaabeen, “Kaysar.” Markaas ayuu ku yiri, “Haddaba Kaysar siiya wuxuu Kaysar leeyahay, Illaaheyna siiya wuxuu Illaahey leeyahay.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH21 Waxay ku yidhaahdeen, Kaysar baa leh. Markaasuu ku yidhi, Haddaba Kaysar siiya wixii Kaysar leeyahay, Ilaahna siiya wixii Ilaah leeyahay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah21 Waxay ku yidhaahdeen, Kaysar baa leh. Markaasuu ku yidhi, Haddaba Kaysar siiya wixii Kaysar leeyahay, Ilaahna siiya wixii Ilaah leeyahay. Viz kapitola |