Online Bible

- Reklamy -

Matayos 22:16 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

16 Markaas kadib ayey waxey direen xertoodi oo ey la socdaan qaar dadkii boqor Herodos ka mid ah. Waxeyna ku yiraahdeen, “Macalinow, waan ognahay inaad nin daacad ah tahay dadkana aad barto wadada Illaahey ee runta ah. Dadkana waxaad ula dhaqantaa si isku mid ah, adigoo aan fiirinayn waxey yihiin.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

16 Waxay xertoodii ula soo direen Herodosiinta, oo waxay ku yidhaahdeen, Macallimow, waannu og nahay inaad run tahay, oo aad dadka jidka Ilaah run ku bartid, oo aanad ninna u eexan, waayo, dadka wejigooda ma eegtid.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Matayos 22:16

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy