Online Bible

- Reklamy -




Matayos 22:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

13 “Kadib boqorkii wuxuu adeegayaashiisi ku yiri, ‘Ninkan lugaha iyo gacmaha ka xira oo banaanka mugdiga ah ku tuura, halkaas oo ey dadku barooran doonaan ilkahoodana xanuun dartiis iskugu qabsan doonaan.’

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

13 Markaasaa boqorkii wuxuu midiidinyadii ku yidhi, Lugaha iyo gacmaha ka xidha, oo gudcurka dibadda ah ku tuura; halkaas waxaa jiri doonta baroor iyo ilko jirriqsi.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

13 Markaasaa boqorkii wuxuu midiidinyadii ku yidhi, Lugaha iyo gacmaha ka xidha, oo gudcurka dibadda ah ku tuura; halkaas waxaa jiri doonta baroor iyo ilko jirriqsi.

Viz kapitola kopírovat




Matayos 22:13

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy