Matayos 22:10 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub10 Markaas ayey adoomadii tageen jidadka oo soo wadeen qof walboo ey arkeen, iyagoo iskugu jiray dad wanaagsan iyo dad xun, hoolkii arooskana marti ayaa ka buuxsantay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH10 Markaasaa addoommadaas jidadkay u baxeen, oo ay soo ururiyeen kuwii ay heleen oo dhan, kuwii sharka lahaa iyo kuwii wanaagsanaaba; gurigii arooskana waxaa laga buuxiyey marti. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah10 Markaasaa addoommadaas jidadkay u baxeen, oo ay soo ururiyeen kuwii ay heleen oo dhan, kuwii sharka lahaa iyo kuwii wanaagsanaaba; gurigii arooskana waxaa laga buuxiyey marti. Viz kapitola |