Online Bible

- Reklamy -

Matayos 21:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

9 Dadkii la socday iyo kuwii ka horeeyayba waxey ku qaylinayeen, “Ammaan ha u ahaato Wiilka Daa’uud!” “Waxaa barakeysan kan ku imaanaya magaca Rabbiga!” “Hoosanna haku ahaato meesha ugu sareeysa!”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

9 Dadkii badnaa oo hor socday iyo kuwii daba socday waxay ku qayliyeen, Hoosanna ha u jirto ina Daa'uud. Waxaa barakaysan kan Rabbiga magiciisa ku imanaya, Hoosanna ha ku jirto meelaha ugu sarreeya.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Matayos 21:9

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy