Online Bible

- Reklamy -

Matayos 21:42 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

42 Markaas ayuu Ciise iyagii ku yiri, “Miyeydan akhrisan qorniinka dhahaya, “ ‘Dhagaxii ey kuwa guriga dhisaya diideen ayaa noqday dhagaxa ugu muhiimsan dhismaha guriga, waxyaalahan Rabbiga ayaa sameeyay, anagana yaab ayey na la tahay’?

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

42 Markaasaa Ciise ku yidhi iyaga, Miyaanaydin weligiin Qorniinka ka akhriyin, Dhagaxii kuwa wax dhisaa ay diideen, Wuxuu noqday madaxa rukunka. Tanu xagga Rabbiga bay ka timid, Oo waa ku yaab indhahayaga?

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Matayos 21:42

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy