Matayos 21:41 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub41 Markaas ayaa gudoomiyayaashii wadaaddada iyo odayaashii ku jawaabeen, “Wuxuu u dili doonaa si aan naxariis lahayn. Kadibna wuxuu beertiisa ka kirayn doonaa dad markii waqtiga gurashada la gaaro qeybtiisa miraha ah siiya.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH41 Waxay ku yidhaahdeen, Nimankaas belaayada ah si baas buu u baabbi'in doonaa; beerta canabka ahna wuxuu u kiraysan doonaa beerrey kale, kuwa isaga siin doona midhihiisa xilligooda. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah41 Waxay ku yidhaahdeen, Nimankaas belaayada ah si baas buu u baabbi'in doonaa; beerta canabka ahna wuxuu u kiraysan doonaa beerrey kale, kuwa isaga siin doona midhihiisa xilligooda. Viz kapitola |