Matayos 21:33 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub33 “Waxaan idiin sheegayaa tusaale kale ee dhagaysta. Nin ayaa dhul lahaa wuxuu ka dhex beeray beer canab ah. Derbi ayuu ku wareejiyay, kadibna god canabka lagu shiido ayuu ka dhex qoday wuxuu kale oo ka dhex dhisay taalo dheer oo beerta lagu ilaaliyo. Kadibna wuxuu ka kireeyay niman beeraley ah wuxuuna aaday meel kale. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH33 Maqla masaal kale. Waxaa jiri jiray nin oday reer u ah, oo beer canab ah beertay, oo ood ku heeraaray, dabadeedna god macsareed ka dhex qoday, oo munaarad ka dhisay, oo niman beerrey ah u kiraystay, oo dal kale tegey. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah33 Maqla masaal kale. Waxaa jiri jiray nin oday reer u ah, oo beer canab ah beertay, oo ood ku heeraaray, dabadeedna god macsareed ka dhex qoday, oo munaarad ka dhisay, oo niman beerrey ah u kiraystay, oo dal kale tegey. Viz kapitola |