Matayos 21:32 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub32 Waayo Yooxanaa wuxuu idin kugu yimid si uu jidka xaqa ah idiin tuso, mana eydan rumeysan, laakiin canshuur qaadayaasha iyo kuwa jirkooda ka ganacsada wey rumeysteen. Xitaa markaad arintaas aragteen, ma eydnaan toobadkeenin oo ma eydnaan rumeysan isaga. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH32 Waayo, Yooxanaa wuxuu idiinku yimid jidka xaqnimada ah, oo waad rumaysan weydeen isaga, laakiin cashuurqaadayaashii iyo dhillooyinkii ayaa rumaystay isaga. Idinkuna goortaad aragteen dabadeed iskama aydnaan qoomamayn si aad u rumaysataan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah32 Waayo, Yooxanaa wuxuu idiinku yimid jidka xaqnimada ah, oo waad rumaysan weydeen isaga, laakiin cashuurqaadayaashii iyo dhillooyinkii ayaa rumaystay isaga. Idinkuna goortaad aragteen dabadeed iskama aydnaan qoomamayn si aad u rumaysataan. Viz kapitola |