Matayos 21:31 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub31 “Labada wiil keebaa sameeyay wuxuu aabihiis ka rabay?” Waxey ku jawaabeen, “Kii hore.” Markaas ayuu Ciise ku yiri, “Runtii waxaan idin ku leeyahay, canshuur qaadayaasha iyo kuwa jirkooda ka ganacsada ayaa boqortooyada Illaahey idin ka hor gali doona. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH31 Kee baa labadoodii doonistii aabbihiis yeelay? Waxay yidhaahdeen, Kii hore. Ciise ayaa ku yidhi, Runtii waxaan idinku leeyahay, Cashuurqaadayaasha iyo dhillooyinka ayaa idinka hor geli doona boqortooyada Ilaah. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah31 Kee baa labadoodii doonistii aabbihiis yeelay? Waxay yidhaahdeen, Kii hore. Ciise ayaa ku yidhi, Runtii waxaan idinku leeyahay, Cashuurqaadayaasha iyo dhillooyinka ayaa idinka hor geli doona boqortooyada Ilaah. Viz kapitola |