Matayos 21:29 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub29 “Wiilkii ayaa ku jawaabay, ‘Ma aadayo.’ Laakiin gadaal ayuu ka shalaayay wuuna baxay si uu beerta uga soo shaqeeyo. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH29 Wuxuu u jawaabay oo ku yidhi, Dooni maayo, laakiin kolkaas dabadeed ayuu isqoomameeyey oo aaday. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah29 Wuxuu u jawaabay oo ku yidhi, Dooni maayo, laakiin kolkaas dabadeed ayuu isqoomameeyey oo aaday. Viz kapitola |