Matayos 21:28 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub28 “Maxey idin la tahay? Waxaa jiray nin laba wiil leh. Kii koowaad ayuu u tagay wuxuuna ku yiri, ‘Wiilkeygiyow orod oo maanta ka shaqee beerta canabka.’ Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH28 Maxay idinla tahay? Nin baa laba wiil lahaa. Wuxuu u yimid kii hore oo ku yidhi, Wiilkaygiiyow, aad beerta canabka ah oo maanta ka shaqee. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah28 Maxay idinla tahay? Nin baa laba wiil lahaa. Wuxuu u yimid kii hore oo ku yidhi, Wiilkaygiiyow, aad beerta canabka ah oo maanta ka shaqee. Viz kapitola |