Matayos 21:26 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub26 Laakiin haddii aan niraahno, ‘Dadka xaggiisa ayey ka timid’ dadka ayaa ka cabsaneynaa waayo waxey aaminsanyihiin Yooxanaa inuu nebi ahaa.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH26 Laakiin haddii aynu nidhaahno, Xagga dadka, dadka badan ayaynu ka baqaynaa, waayo, Yooxanaa sida nebi oo kale ayay kulli u haystaan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah26 Laakiin haddii aynu nidhaahno, Xagga dadka, dadka badan ayaynu ka baqaynaa, waayo, Yooxanaa sida nebi oo kale ayay kulli u haystaan. Viz kapitola |