Matayos 21:25 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub25 Yooxanaa yaa siiyay awoodda uu wax ku baabtiisayay? Samada miyey ka timid mise dhinaca binu aadanka?” Intey dhexdooda ka wada hadleen ayey isku yiraahdeen, “Haddii aan dhahno, ‘samada xaggeeda,’ wuxuu na weydiin doonaa, maxaad u aamini weyseen? Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH25 Baabtiiskii Yooxanaa xaggee buu ka yimid? Ma wuxuu ka yimid xagga jannada mise dadka? Dhexdooda ayay iskala hadleen iyagoo leh, Haddaynu nidhaahno, Xagga jannada, wuxuu inagu odhanayaa, Haddaba maxaad u rumaysan weydeen? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah25 Baabtiiskii Yooxanaa xaggee buu ka yimid? Ma wuxuu ka yimid xagga jannada mise dadka? Dhexdooda ayay iskala hadleen iyagoo leh, Haddaynu nidhaahno, Xagga jannada, wuxuu inagu odhanayaa, Haddaba maxaad u rumaysan weydeen? Viz kapitola |