Matayos 21:23 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub23 Ciise markii uu galay macbadka deyrkiisa, isaga oo wax baraya ayaa waxaa u yimid gudoomiyayaashii wadaaddada iyo odayaashii dadka, waxeyna weydiiyeen, “Awoodee ayaad waxyaalahan ku sameysaa? Yaana ku siiyay awoodan?” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH23 Oo goortuu macbudkii galay, intuu wax barayay waxaa u yimid wadaaddadii sare iyo waayeelladii dadka, oo waxay ku yidhaahdeen, Amarkee baad waxan ku samaysaa? Oo yaa amarkan ku siiyey? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah23 Oo goortuu macbudkii galay, intuu wax barayay waxaa u yimid wadaaddadii sare iyo waayeelladii dadka, oo waxay ku yidhaahdeen, Amarkee baad waxan ku samaysaa? Oo yaa amarkan ku siiyey? Viz kapitola |