Matayos 21:21 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub21 Ciise ayaa ugu jawaabay, “Runtii waxaan idin ku leeyahay, haddii aad iimaan leedihiin oo eydan shakin, waad sameyn kartaan waxaan geedkan berdaha ah ku sameeyay iyo wax ka badan, waxaad ku dhihi kartaan buurtan, ‘Tag oo badda isku tuur,’ weyna isku tuuri doontaa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH21 Ciise ayaa u jawaabay oo ku yidhi, Runtii waxaan idinku leeyahay, Haddaad rumaysan tihiin oo aydnaan shakiyin, wixii geedkii berdaha ahaa ku dhacay oo keliya ma aad samayn doontaan, laakiin weliba haddaad buurtan ku tidhaahdaan, Ruq, baddana isku tuur, way noqonaysaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah21 Ciise ayaa u jawaabay oo ku yidhi, Runtii waxaan idinku leeyahay, Haddaad rumaysan tihiin oo aydnaan shakiyin, wixii geedkii berdaha ahaa ku dhacay oo keliya ma aad samayn doontaan, laakiin weliba haddaad buurtan ku tidhaahdaan, Ruq, baddana isku tuur, way noqonaysaa. Viz kapitola |