Matayos 21:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub2 isaga oo ku yiri, “Tuulada idin ka horaysa taga, waxaadna arki doontaan dameer halkaas ku xiran, oo uu ilmaheedi la joogo. Xarigga kasoo fura oo ii keena. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH2 oo wuxuu ku yidhi, Tuulada idinka soo hor jeedda taga, oo kolkiiba waxaad ka helaysaan dameer xidhan iyo qayl la jooga. Soo fura oo ii keena, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah2 oo wuxuu ku yidhi, Tuulada idinka soo hor jeedda taga, oo kolkiiba waxaad ka helaysaan dameer xidhan iyo qayl la jooga. Soo fura oo ii keena, Viz kapitola |