Matayos 21:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub19 Wuxuu wadada ku arkay geed berde ah, laakiin markii uu ag yimid wax mirro ah ma lahayn caleemo kaliya ayaa ku yaalay. Markaas ayuu geedkii ku yiri, “Weligaa mirro ha dhalin!” Isla markii ayuu geedkii qalalay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH19 Oo wuxuu arkay geed berde ah oo jidka ku ag yaal, kolkaasuu u yimid, waxbana kama uu helin, caleemo keliya maahee. Oo wuxuu ku yidhi, Hadda dabadeed weligaa midho yaanay kaa bixin, oo kolkiiba geedkii berdaha ahaa waa engegay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah19 Oo wuxuu arkay geed berde ah oo jidka ku ag yaal, kolkaasuu u yimid, waxbana kama uu helin, caleemo keliya maahee. Oo wuxuu ku yidhi, Hadda dabadeed weligaa midho yaanay kaa bixin, oo kolkiiba geedkii berdaha ahaa waa engegay. Viz kapitola |