Matayos 21:17 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub17 Wuuna ka tagay oo magaalada ayuu ka baxay wuxuuna kasii aaday Beytaniya, halkaas oo uu habeenkaas joogay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH17 Markaasuu ka tegey iyaga oo magaaladii ka baxay ilaa Beytaniya, oo halkaasuu ku hoyday. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah17 Markaasuu ka tegey iyaga oo magaaladii ka baxay ilaa Beytaniya, oo halkaasuu ku hoyday. Viz kapitola |