Online Bible

- Reklamy -




Matayos 21:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

15 Laakiin gudoomiyayaashii wadaaddada iyo macalimiintii sharciga Muuse wey xanaaqeen, markey arkeen waxyaalihii la yaabka lahaa ee uu Ciise sameeyay iyo caruurtii joogtay macbadka deyrkiisa oo ku qaylinaya, “Ammaan ha u ahaato Wiilka Daa’uud.”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

15 Laakiin wadaaddada sare iyo culimadu goortay arkeen waxyaalaha yaabka leh oo uu suubbiyey iyo carruurta macbudka ka qaylinaysa, iyagoo leh, Hoosanna ha u jirto ina Daa'uud, way cadhoodeen

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

15 Laakiin wadaaddada sare iyo culimmadu goortay arkeen waxyaalaha yaabka leh oo uu suubbiyey iyo carruurta macbudka ka qaylinaysa, iyagoo leh, Hoosanna ha u jirto ina Daa'uud, way cadhoodeen

Viz kapitola kopírovat




Matayos 21:15

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy