Online Bible

- Reklamy -

Matayos 21:12 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

12 Ciise wuxuu galay macbadka deyrkiisa wuxuuna kala ceyriyay dhamaan kuwii wax gadayay iyo kuwii wax gadanayay. Wuxuu daba gadiyay miisaskii lacagta lagu kala baddelanayay iyo kuraastii kuwii qoolleyda gadayay.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

12 Ciise wuxuu galay macbudka Ilaah oo ka eryay kulli kuwii macbudka wax ku iibinayay iyo kuwii wax ka iibsanayay, oo wuxuuna rogay miisaskii kuwii lacagta bedbeddelayay iyo kursiyadii kuwii qoolleyaha iibinayay.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Matayos 21:12

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy