Matayos 20:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub6 Haddana kow iyo toban saac oo galabnimo ayuu baxay wuxuuna arkay kuwa kale oo suuqa taagan, markaas ayuu weydiiyay, ‘Maxaad maanta oo dhan halkan u taagneydeen idinka oo aan waxba qabaneyn?’ Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH6 Saacaddii koob iyo tobnaad intuu baxay wuxuu arkay qaar kale oo taagtaagan, oo wuxuu ku yidhi, Maxaad maalintii oo dhan halkan shuqulla'aan ula taagtaagan tihiin? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah6 Saacaddii koob iyo tobnaad intuu baxay wuxuu arkay qaar kale oo taagtaagan, oo wuxuu ku yidhi, Maxaad maalintii oo dhan halkan shuqulla'aan ula taagtaagan tihiin? Viz kapitola |