Online Bible

- Reklamy -

Matayos 20:23 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

23 Ciisana wuxuu iyagii ku yiri, “Runtii waad ka cabi doontaan koobkeyga silaca ah, laakiin inaad midigtayda ama bidixdayda fariisataan anigu ma idiin ogolaan karo. Boosaskaas waxaa leh kuwa uu Aabahay u diyaariyay.”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

23 Wuxuu ku yidhi, Runtii koobkayga waad ka cabbi doontaan, oo baabtiiska laygu baabtiisay waa laydinku baabtiisi doonaa, laakiin inaad midigtayda iyo bidixdayda fadhiisataan anigu malihi inaan idin siiyo, laakiin waxaa la siin doonaa kuwa Aabbahay u diyaargareeyey.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Matayos 20:23

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy