Online Bible

- Reklamy -

Matayos 20:22 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

22 Markaas ayaa Ciise ku yiri, “Ma garaneysaan waxaad weydisaneysaan, miyaad ka cabi kartaan koobka aan ka cabi doono?” Markaas ayey ku yiraahdeen, “Waan awoodnaa.”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

22 Laakiin Ciise ayaa u jawaabay oo wuxuu ku yidhi, Garan maysaan waxaad weyddiisanaysaan. Ma karaysaan inaad ka cabtaan koobka aan ku dhowahay inaan ka cabbo, iyo in laydinku baabtiiso baabtiiska laygu baabtiisay? Waxay ku yidhaahdeen, Waannu karaynaa.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Matayos 20:22

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy