Online Bible

- Reklamy -




Matayos 20:21 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

21 Ciise ayaa ku yiri, “Maxaad rabtaa?” Markaas ayey ku tiri, “U ogolow in labadeydan wiil ey kaa kala fariistaan gacantaada midigta kan kalana fariisto bidixda boqortooyadaada dhexdeeda.”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

21 Wuxuu ku yidhi, Maxaad doonaysaa? Waxay ku tidhi, Amar in labadaydan wiil mid midigtaada, midna bidixdaada, boqortooyadaada ka fadhiistaan.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

21 Wuxuu ku yidhi, Maxaad doonaysaa? Waxay ku tidhi, Amar in labadaydan wiil mid midigtaada, midna bidixdaada, boqortooyadaada ka fadhiistaan.

Viz kapitola kopírovat




Matayos 20:21

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy