Matayos 20:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub13 “Laakiin wuxuu ugu jawaabay midkood, ‘Saaxiib xaqdaro idin kuma sameyn. Miyaanan idin kula heshiin inaad iigu shaqeysaan hal diinaar? Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH13 Laakiin wuu u jawaabay oo midkood ku yidhi, Saaxiibow, xumaan kuguma aan samayn. Sow dinaar igulama heshiin? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah13 Laakiin wuu u jawaabay oo midkood ku yidhi, Saaxiibow, xumaan kuguma aan samayn. Sow dinaar igulama heshiin? Viz kapitola |