Matayos 20:12 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub12 Waxey yiraahdeen, ‘Kuwan gadaal ka yimid waxey shaqeeyeen oo kaliya hal saac, waadna na la sintay inagu oo qoraxda ku shaqeyneynay maalintii oo dhan shaqada culeyskeedina qabanay.’ Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH12 oo waxay ku yidhaahdeen, Kuwan dambeeyey waxay shaqeeyeen saacad keliya, oo waad nagala mid dhigtay annagoo sidnay shaqadii cuslayd ee maalinta iyo kulaylkii. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah12 oo waxay ku yidhaahdeen, Kuwan dambeeyey waxay shaqeeyeen saacad keliya, oo waad nagala mid dhigtay annagoo sidnay shaqadii cuslayd ee maalinta iyo kulaylkii. Viz kapitola |