Matayos 20:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub1 “Boqortooyada jannada waa sida nin dhul leh oo aroortii tagay si uu shaqaale ugu raadiyo beertiisa canabka ah. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH1 Boqortooyada jannada waxay u eg tahay nin oday reer u ah oo aroortii hore baxay inuu shaqaalayaal u kireeyo beertiisa canabka ah. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah1 Boqortooyada jannada waxay u eg tahay nin oday reer u ah oo aroortii hore baxay inuu shaqaalayaal u kireeyo beertiisa canabka ah. Viz kapitola |