Matayos 2:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub9 Markey boqorka hadalkiisi dhageysteen kadib ayey tageen, oo xiddigtii ey bariga ka arkeen ayaa hor socotay illaa ey kor istaagtay meeshii uu cunuggu joogay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH9 Goortay boqorkii maqleen ayay tageen, oo xiddigtii ay bari ka arkeen ayaa hor kacday ilaa ay timid oo ay kor joogsatay meeshii ilmuhu joogay, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah9 Goortay boqorkii maqleen ayay tageen, oo xiddigtii ay bari ka arkeen ayaa hor kacday ilaa ay timid oo ay kor joogsatay meeshii ilmuhu joogay, Viz kapitola |