Matayos 2:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub6 “ ‘Beytlaxamtii dhulka Yahuudiya ku taalayey, waad ugu muhiimsantahay magaalooyinka Yahuudiya ku yaala, waayo waxaa kaasoo bixi doona taliye kaasoo hogaamin doona dadkeyga Israa’iil.’ ” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH6 Adigu Beytlaxam, oo dhulka Yahuudah ahay, Kuma aad yaridba caaqillada Yahuudah dhexdooda, Waayo, waxaa adiga kaa soo bixi doona taliye, Kan dadkayga Israa'iil u talin doona. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah6 Adigu Beytlaxam, oo dhulka Yahuudah ahay, Kuma aad yaridba caaqillada Yahuudah dhexdooda, Waayo, waxaa adiga kaa soo bixi doona taliye, Kan dadkayga Israa'iil u talin doona. Viz kapitola |