Matayos 2:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub4 Wuxuu iskugu yeeray gudoomiyayaashii wadaaddada iyo macalimiintii sharciga Muuse, wuxuuna weydiiyay, meesha uu Masiixu ku dhalanayay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH4 Oo intuu isu ururiyey wadaaddadii sare iyo culimadii dadka oo dhan, ayuu weyddiiyey meeshii Masiixu ku dhalan lahaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah4 Oo intuu isu ururiyey wadaaddadii sare iyo culimmadii dadka oo dhan, ayuu weyddiiyey meeshii Masiixu ku dhalan lahaa. Viz kapitola |