Matayos 2:23 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub23 Wuuna tagay waxeyna ku noolaayeen magaalo la yiraahdo Naasared. Sidaas ayeyna ku dhaboobeen wixii ey nebiyadu qoreen oo ahaa in loogu yeeri doono Naasaraani. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH23 Wuxuuna yimid oo degay magaalada Naasared la odhan jiray si ay u noqoto wixii nebiyada lagaga hadlay, Waxaa loogu yeedhayaa Naasaraani. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah23 Wuxuuna yimid oo degay magaalada Naasared la odhan jiray si ay u noqoto wixii nebiyada lagaga hadlay, Waxaa loogu yeedhayaa Naasaraani. Viz kapitola |