Matayos 2:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub11 Markey guriga yimaadeen oo ey arkeen cunuggii oo ey hooyadiis Maryan hayso, wey u sujuudeen oo caabudeen. Kadib waxey fureen qasnadoodi oo ey bixiyeen hadiyaddo dahab, foox iyo malmal ah. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH11 Markaasay gurigii galeen oo waxay arkeen ilmihii iyo Maryan hooyadiis, wayna dhaceen oo caabudeen isaga, oo intay khasnadahoodii fureen waxay isaga u dhiibeen hadiyado dahab iyo beeyo iyo malmal ah. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah11 Markaasay gurigii galeen oo waxay arkeen ilmihii iyo Maryan hooyadiis, wayna dhaceen oo caabudeen isaga, oo intay khasnadahoodii fureen waxay isaga u dhiibeen hadiyado dahab iyo beeyo iyo malmal ah. Viz kapitola |