Matayos 19:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub6 Haddaba laba ma kala aha, laakiin waxey isku yihiin hal jir. Sidaa darteed wax uu Illaahey hal ka dhigay qofna yuusan kala kaxayn.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH6 Sidaa darteed haatan iyagu laba ma aha, laakiin waa isku jidh. Haddaba wixii Ilaah isku xidhay, ninna yaanu kala furin. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah6 Sidaa darteed haatan iyagu laba ma aha, laakiin waa isku jidh. Haddaba wixii Ilaah isku xidhay, ninna yaanu kala furin. Viz kapitola |