Matayos 19:29 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub29 Qof walboo aniga dartey uga soo tagay guri ama walaalo wiilal ah ama walaalo gabdho ah ama aabe ama hooyo ama xaas ama caruur ama beero wuxuu heli doonaa boqol jibaar wixii uu kasoo tagay wuxuuna dhaxli doonaa nolosha weligeed ah. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH29 Oo mid walba oo ka tegey guryo, ama walaalo, ama aabbe, ama hooyo, ama carruur, ama beero, magacayga aawadiis, wuxuu heli doonaa boqol laab, oo wuxuu dhaxli doonaa nolosha weligeed ah. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah29 Oo mid walba oo ka tegey guryo, ama walaalo, ama aabbe, ama hooyo, ama carruur, ama beero, magacayga aawadiis, wuxuu heli doonaa boqol laab, oo wuxuu dhaxli doonaa nolosha weligeed ah. Viz kapitola |