Matayos 19:24 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub24 Waxaan kale oo aan idin ku leeyahay, inuu qof hanti leh galo boqortooyada Illaah waxaa ka fudud inuu neef geel ah dhex maro cirbad duleelkeed.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH24 Haddana waxaan idinku leeyahay, Nin hodan ah inuu boqortooyada Ilaah galo waxaa ka hawl yar in awr irbad daloolkeed ka duso. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah24 Haddana waxaan idinku leeyahay, Nin hodan ah inuu boqortooyada Ilaah galo waxaa ka hawl yar in awr irbad daloolkeed ka duso. Viz kapitola |